Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay ololaha 16-ka Maalmood ee la dagaalanka Tacadiyadda loo gaysto Haweenka iyo Caruurta
waxa kaqeyb galay furitaanka ololaha ururada haweenka qaranka gobolka Banaadir ururada Bulshada rayidka iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.