Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka iyo Shacabka Degmada Xudur ayaa bilaabay Olole lagu balaarinayo dhabaha diyaaraduhu ku ordaan Bilihii la soo dhaafey waxaa hakad ku jirey diyaaradihii tagi jirey Degmada.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.