Olole lagu baneynaayo wadooyinka oo laga sameeyay degmada Oodweeyne

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose ee degmada Oodweeyne oo gacan ka heleysa shacabka xaafada ayaa waxaa ay si wada jir ah usameeyeen olole lagu baneynaayo wadooyinka.

Intii uu socday ololahan ayaa wadooyinka looga jaray geedo badan oo xiray wadooyinka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.