Baladweyne (Radio Beerlula)- Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa olole wado banayn ah ka bilowday qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee xaafada Axmed Dhagax Waxaana Ololaha wado banaynta ah ka qeyb galay gudoomiyaha xaafada Axmed Dhagax Maxamed Daa’uud Cige iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda hoose ee magaalada Hargeysa.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.