Olole lagu burburinaayo dhismayaasha ku dhaw toga Xaafada xorgufle oo laga bilaabay Qardho.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Qardho ayaa olole lagu burburinaayo dhismooyin laga hirgaliyey biyo mareenka toga xaafada xorgufle ee magaalada Qardho oo kaasi oo si sharci daro ah looga dhisay bartaha toga

ololaha lagu burburinaayo dhismayaasha sharci darada ah waxa kasoo qeyb kalay gudoomiyaha degmada Qardho Cabdi Saciid Qaal iyo taliyaha booliska degmada Qardho Carab Aadan Hayaan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.