Olole lagu burburinaayo guryaha soo galay jidadka oo laga sameeyay Dhuusamareeb.

0
34

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Dhuusamareeb ee Galmudug ayaa wada olole lagu burburinaayo guryaha soogala meelaha loo qorsheeyay in laga dhiso wadooyinka caasimada.

Gawaarida ay leedahay dowlada hoose ee dhuusmareeb ayaa ka qeeybqaadanayay burbirinta guryaha soogala wadooyinka.

Warkan waxaa ino haya Cumar Yuusuf Aadan