Olole lagu buufinayo kanaacada oo laga daahfuray magaalada Xudun ee Somaliland.

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaarada caafimaadka degmada xudun ee somaliland oo kaashaneyso dowlada hoose iyo ururka gurmad ayaa magaalada xudun ka daahfuray ololaha ladagaalanka kaneecada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.