Olole lagu buufinayo kaneecada oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro isxilqaamay oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa olole buufin ah ka bilaabay magaalada Baladweyne kadib markii inta badan xaafadaha ay kabaxeen biyaha.

Qeeybo kamid ah Waaxaha ay kaboonayihiin Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo -Taako ayeey saaka ka bilaabeen ololaha buufinta cayayaanka ka dhashay biyaha fatahaada wabiga shabeele.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.