Baladweyne (Radio Beerlula)- Xafiiska horumarinta xoolo-dhaqatada degmada Godey ee mamulka dowalad Degaanka Soomalida oo kaashanaya Xafiiska Horumarinta xoolo-dhaqatada iyo hay’adda VSF ayaa talaalka xoolaha iyo daawayn ka bilaabay tuulooyinka hoos taga degmadaasi.
Talalkaan ayaa la sii doonaa xoolaha noocyadooda kala duwan sida ariga lo da iyo geela si looga hor taga xanunada ku dhaca.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.
Audio Player

