Olole lagu daaweynayo xoolaha oo laga bilaabay deeganno ka tirsan Somaliland.

0
200

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Somaliland ayaa Daaweynta Xoolaha ka bilaawday Ceelasha Xooluhu ka Cabaan biyaha ee kuyaala magalada ceynaba iyo deegaanada hoosyimaada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.