Olole lagu dhiirrigelinayo kor u qaadista waxbarashada oo lagu qabtay magaalada Kaxandhaalle

0
129

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa deegaanka Kaxandhaalle oo ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud bulashada deegaanka la qaatay kulan looga hadalayay sare u qaadida waxbarashada.

Kulaankan ayaa si gaar ah looga hadalay sidii ay waxbarsho u heli lahayen caruur da’dii waxbarasho gaartay balse aan haysan awood ay iskuulada ku aadaan.

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here