Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Buraan Gobolka Hayland ee dowlad Gobaleedka Puntlnd oo kaashanaayo bulshada degmada ayaa bilaabay olole lagu furay Wadooyinka xiran ee Degmadaasi.
Ololahaan lagu furaayo wadooyinka ee dagmada ayaa waxaa lagu Nadiifinayay dhagaxaanta wadooyinka yaalo iyo qashinka maadama ay dhibaato badan ku qabeen gaadiidleeyada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud
Audio Player