Olole lagu furayo jidadka xiran oo laga bilaabay magaalada Galkacyo.

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay olole wacyigelin iyo wado baneeyn laga sameeyay Suuqa Xero-Dayax.

Suuqa ayaa muddo dheer waxaa ka jiray ciriiri iyo jaam ba’an taasi oo ah dhibaato ku qabeen ganacsatada iyo gaadiidleyda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here