Olole lagu furayo meelaha biyo mareenada ah oo laga bilaabay Baraawe

0
187

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Baraawe oo kaashanaya shacabka degmada ayaa bilaabay furista meelaha biya mareenada.

Dhoowr xaafadood oo kamid ah xaafadaha degmada Baraawe ayaa laga sameeyay ololahan iyadoo wadooyinka laga sameeyay xili roobaadka dhibaato lagu qabay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here