Olole lagu furayo qaar ka mid ah waddooyinka Gaalkacayo oo laga bilaabay Xaafada Yamees ee magaaladaasi

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa laga bilaabay Olole lagu furayo qaar ka mid ah waddooyinka Magaaladaas si loo soo celiyo bilicda magaalada waxaana ololahn iska kaashanayo maamulka dagmada iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxa inoo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud