Olole lagu Naleeynayo magaalada Boosaaso oo la daah furay

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Maxamed Cismaan Haji Shanle ayaa  Daahfuray Barnaamijka  Iftiiminta iyo Nalaynta Bosaaso.

Barnaamijka  iftiiminta Degmada Boosaaso ayaa wax iska kaashaday dowladda hoose ee Degmada iyo shirkada koronto ee Beco si Magaalada ay u hor marto.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here