Olole lagu qurxinayo jidadka iyo goobaha kale ee caanka oo laga bilaabay Muqdisho.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Caruurta agoonta ah ee ku jira xarunta maamo Ogaaso oo kaa shanaya qaar kamid ah ardayda Jaamacadaha ku yaalla Gobolka Banaadir ayaa qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole Riinji lagu marinayo wadooyin laamiga ah

Ujeedka ololahaan ayaa ah in lasoo celiyo bilicda magaalada iyo in kor loo qaado Nadaafada

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim