Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Puntland ayaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ka bilowday olole Kaneecada lagu buufinaayo si loogu hortago Cudurka Duumada.
Daahfurka olalahaan ayaa waxa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kasocotay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, Maamulka Degamada Galkacyo iyo qaybaha kale ee bulshada Rayidka.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey