Olole Nadaafadda oo laga sameeyay qeybo ka mid ah Baladweyne.

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyaro isxilqaantay ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne.

Ololahan ayaa laga sameyay suuqa daraawiishta iyo aga gaarka isbitaalka weeyn ee gobolka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan