Baladweyne (Radio Beerlula)Maamulka Degmada xudur oo kaashanaya bulshada shanta xaafadood ee kagoobantay degmada xudur ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo kor loogu qaadaayo bilic soo celinta iyo nadaafadda .
Warbixintan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi