Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Xamarweyne, Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa olole nadaafadeed oo wadajir ah ka sameeyay Xaafada Aw-aweyska ee Degmada Xamarweyne.
Ujeedka ololahan nadaafadeed ayaa ahaa sidii loo heli lahaa caasimad ka caagan qashin isla markaane leh il doogsi.
Warbixintan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan