Olole nadaafadeed oo laga bilaabay Hargeysa

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-IDawladda hoose ee magalada hargaysa ayaa olole nadaafadeed oo sare logu qadayo bilicda magaalada hargaysa ka bilowday qeyb ka mid ah xafadaha magaladaasi

Ololahan ayaa waxaa iska kashanayay  Dawladda hoose ee magalada hargaysa iyo shacabka magalada iyadoo ay qeyb ka yahiin masuuliyiin ka mid ah maamulkaasi

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.