Olole nadaafadeed oo laga bilaabay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waaxda FayadhowrkaDowlada Hoose ee Degamada Baladweyne islamarkaana ka gacan ka helaya Ururka Dhallinyarada Is Xilqaan ayaa Olole Nadaafadeed ka bilaabay Xaaafada Buundoweyn kaasi oo laga sameyn doono afarta xaafadood ee Degamada.

Ololahaana Nadaafadeed ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday Waaxda Fayadhowrka ee Dowlada Hoose Baladweyne, Ururka Is Xilqaan, Haween iyo Dhallinyaro.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here