Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay Suuqa Gobonimo ee magalada Hargeeysa.

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dawlada Hoose ee magalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland ayaa  Suuqa Gobonimo ka bilowday Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilicda Suuqa.

Waxaana ka qeyb kalay ololaha Nadaafadeed Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose magaalada Hargeeysa, Gudoomiyaasha degmooyiinka, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.