Olole nadaafadeed oo laga bilaabay suuqa Tog-waajaale

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Olole  Nadafadeeda ayaa laga bilaabay Suuqii gubtay ee Degmada Toga-wajaale ee maamulka Soomaaliland oo dhawaan dab qabsday islamarkaan wax yeeleeyey ganacsigii suuqa.

Ololahaan Nadaafadeed ayaa loogu kun leeyahay sidii bilicada iyo quraxda loogu soo celin lahaa suuqa wajaale ee Soomaaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.