Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Xaafaad Biya-kulule ee magaalada Bosaaso ayaa olole nadaafadeed ka daahfuray Xarumaha danta Guud ee magaalada Bosaaso.
ololaha ayaa waxaa ka qeeybqaadanayay shacabka xaafada Biya-kulule
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullahi.


