Olole Nadaafadeed oo laga Sameey magaalada Garoowe

0
125

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda Dowladd Goboleedka Puntland ayaa Ollole nadaafadeed ka bilaabay magaalada garoowe iyadoo ololahaan lakasameeyey Xarunta dhexe ee wasaarada Maaliyadda

waxa ka qeyb galay ololaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiye Ku-xigeenka Dowladda, Agaasimayaasha waaxyaha, Madax qaybeedyada iyo guud ahaan Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here