Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Boosaaso.

0
23

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaafadda Bander-qaasim ee magaalada Boosaaso ayaa laga sameeyay olola nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilcda iyo Nadaafada xafadaasi.

 

Olahan nadafadeed ayaa waxaa si gaar ah looga sameeyay xeebta ku teedsan xaafaddasi si aay u noqoto mid bilcdeeda wanaagsan tahay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq