Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Dhoobleey

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa laga sameeyey Olole nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda magaalada waxaana iska kaashanayay wasaarada caafimaadka ururka haweenka iyo qeybaha kala duwan bulshada.
ujeedka oloalahan ayaa ahaa ilaalinta fayadhowrka iyo ilaalinta bilixda degemada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.