Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Dhuusa mareeb

0
90

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ololahan nadaafadeed oo ay iska kaashadeen wasaarada deegaanka Galmudug iyo maamulka dhuusamareeb ayaa ahaa mid qashinka looga saarayay magalada sidokalane lagu buufinayay goobaha biyo dageenka ah si looga hortago cayaanka ka dhasha wasaqda si wax looga qabto cudurada ka dhasha nadaafad darrada ayaa laga sameyay xaafadaha degmada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed