Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

0
25

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa maanta laga sameeyay olola nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilcda magaaladaasi.

 

Olahan nadafadeed oo aay si wadajir ah u sameyeen maamulka Degmada iyo qaar ka mid ah Bulshada magaalada ayaa ahaa mid lagu gubayay qashinka wadooyinka iyo xafaadaha Degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq