Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Qurilugud gobolka Awdal ee maamulka Somaliland ayaa laga sameeyay olole nadaafadeed oo ay iska kashanaayeen maamulka degmada iyo qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.
Ololahaan Nadaafadeed ayaa laga sameeyay jidadka waaweyn iyo suuqyada lagu ganacstado ee degmada quljeed.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud
Audio Player