Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Salaxley.

0
104

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Salaxley ee Gobalka Maroodi Jeex Maamulka Soomaliland ayaa waxaa maanta laga Sameyay olala Nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilacda magaladaasi.

Olalahan Nadafadeed ayaa waxaa ka Qeeyb Galay maamulka Magaladaasi xubanaha Golaha Degaanka shaqaalaha Dowlada Hoose iyo Qaar Kamid ah Shacabka ku nool magaalada Salaxley ee Gobalka Maroodi Jeex.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq