Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Waabari

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir oo kaashanaya bulshada degmada ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay xaafado kamid ah degmadaasi.

Waxaa ka qeybgalay ololahaan nadaafadeed gudoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada ee degmada Waaberi Cali Cabduqaadir Faarax iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.