Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Galkacyo

0
203

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xaafada Garsoor ee Magaalada Galkacyo ayaa laga sameeyay Olole Nadaafadeed oo iska kaashanayeen Dowlada Hoose Galkacyo iyo Ururada Bulshada oo ka shaqeeyo Arrimaha nadaafada.

Ololahaan nadaafadeed ayaa waxaa lagu baneeyay Wadooyiin xirnaa iyaga wadooyiinka qaar lagu guray geedaha loo yaqaano Garanwaaga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here