Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay garoonka Diyaaradaha Magaalada Luuq.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Luuq oo kaashaanaya shacabka magaaladaasi ayaa olole nadaafadeed ka bilaabay garoonka diyaaradaha magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

Ololahaan ayaa lagu jarayay dhirta iyo geedaha ka baxay garoonka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim