Olole nadaafadeed oo laga sameeyay hareeraha webiga shabeelle ee magaalada Baladweyne.

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro iskugu jirta dhaqaatiirta iyo aqoonyahano ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay Hilada dhagax jabis ee magaalada Baladweyne oo inta badan lagu shubo qashinka laga keeno xaafaddaha iyo goobaha ganacsiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here