Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Isbitaalka guud ee degmada jalalaqsi

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Haweenka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyay Isbitaalka guud ee degmada jalalaqsi ee gobalka Hiiran.

Ujeedka ololahan nadaafadeeda ayaa ah sidii loo hagaajin lahaa bilicda isbitaalka oo muddooyinkii dambe xirnaa.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.