Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta laga sameeyay Olole nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilicda iyo Nadaafada magaaladaasi.
Ololahaan nadafadeed oo si gaar ah maanta looga sameeyay xaafada Horseed ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka magaalada Jowhar,xubno ka tirsan Golaha deegaanka iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Jowhar.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.
Audio Player