Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Jowhar

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)Guddoomiyaha xaafadda Hanti Wadaag ee magaalada Jowhar ayaa olole nadaafadeed ka daafuray Xarumaha danta Guud ee Magaalada Jowhar.

Ololaha ayaa waxaa ka qeeybqaadanayay shacabka xaafada Hantiwadaag.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here