Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Baraawe Uu horkacaayo gudoomiyaha degmada baraawe Ahna Duqa Degmada Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa daahfuray olole nadaafadeed oo laga sameeynayo magalada.
Waxaa iska kaashanayo ololahan shirkadda Deegan Dhowr maamulka dagmada iyo shacabka xaafadaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan