Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Bardaale ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyay Xaafadaha iyo magaaladaasi.
Ololahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Xoghayaha Degamada Bardaale , Haween iyo waliba waaxda Fayadhoowrka Magaaladaasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


