Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Baydhabo

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa Olole nadaafadeed kasameeyey qaar kamid ah Xaafadaha magaalada  Baydhabo Xili maalmo kooban ay kaharsan tahay Munaasabada  Ciidul Fidriga.

Ololaha nadaafada ayaa waxaa qayb ka galay Gudoomiye kuxigeenka Arimaha bulshada Aadan Cali Carab, Gudoomiyaha Haweenka, Hindiyo Isaag Ali iyo Agaasimaha waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Dowladda hoose ee degmada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here