Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Xaafada Banderqaasim ee Magaaladan Boosaaso oo kaashanay maamulka iyo bulashada xafada ayaa
Ollole Nadaafadeed ka saameyay Xaafadda Banderqaasim ee Magaaladaan Boosaaso.
Ujeedka Ololahan ayaa ah in kor loo qaado bilicda iyo nadaafada xaafada
Warbixintan waxaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


