Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer ee Somaliland ayaa maanta waxaa ka bilaabmay olole bulshada maagalada Burco ay qashinka uga saarayaan malagalada islamarkaana dib lagu soo celinayo bilicda magaalada Burco oo ay qeyb ka ahaayeen masuuliyiinta dowlada hoose .
Ololahaan ay bulshadu isku xil qaameen ayaa u jeedkiisu ahaa sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda magaalada Burco si loo helo magaalo qashinka ka caagan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdo Axmad