Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Dhagaxbuur

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wakaaladda Bilicda, Cagaarinta iyo Nadaafada Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa olole nadaafadeed kasameeysay xaafadaha magaalada .

Intii uu socday ololahan ayaa waxaa ka qeeybqaadanaya shacabka xaafadaha magaalada iyadoo qashin badan looga saaray wadooyinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here