Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ololaha toddobaadka nadaafadda iyo bilicda magaalada gaalkacyo ayaa waxaa si wada jir ah u fuliyay Dawlada hoose ee magaalada iyo qaar ka mid ah bulshada xaafadaha magaaladaasi
Ujeedka Ololahan ayaa ahaa sidii loo soo celin lahay nadafada iyo bilic magaalada Gaalkacyo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


