Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Garoowe

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)- Qaar kamid ah Golaha wasiiradda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal iyo Kan Degmada Garoowe ayaa si wadajir ah udaahfuray Ololaha Nadaafadda Garoowe.

Ololahaan ayaa waxaa ka qeybqaatay Bulshada magaalada, Masuuliyiinta shirkadaha nadaafadda,isgaarsiinta, Guddoomiyaha degmada Garoow Xoghayaha Dowladda Hoose Degamada Garoowe iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here