Olole nadaafadeed oo laga sameeyay magaalada Hargeysa

0
73

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland Cabdikariin Axmed Mooge Iyo xubno Ka tirsan dowladda hoose ayaa ka qeyb galay Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa.

Ololahan nadaafadeed oo bil kasta khamiista u dambeysa laga smaeeyo magaalada Hargeysa ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay ururada bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.