Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Jowhar oo kaashanaayo bulshada ayaa olole nadaafadeed oo lagu soo celin bilicada Caasimada ka sameeyey qaybo kamid ah xaafadaha magaaladaasi.
Ololahaan Nadaafadeed ayaa laga sameeyay xaafadaha anti wadaag iyo horseed ee magaalada Jowhar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player